Halgankii Gunnimadoonka
Halgankii Gunnimadoonka
Shire, Ibraahim Aadan
product information
Condition: New, UPC: 9781912411719, Type: Paperback ,
join & start selling
description
rxalad Soomaalida soo martay oo aan weli si buuxda loo soo tebin. Ibraahim Aadan Shire wuxuu si aqoon iyo xirfad leh noogu soo gudbinayaa dhacdooyinkii keenay dullaankii Xabashidu ku soo gashay gobolka Gedo iyo mirihii ka dhashay. Waxaa qoraalku cuskanayaa xogogaalnimada qoraha, oo la noolaa dhacdooyinkaas, tixraacyo qoraallo hore oo si toos ah ama si dadban u taabanaya xaaladdii waddanka ama gobolka Gedo ee waqtigaas. Hab-qoraalka ayaa waxaa xiise u yeelaya in Ibraahim soo xiganayo suugaan hore, sheekooyin iyo qoraal-cilmiyeedyo ilaa laba qarni ka hor laga sameeyey Soomaalida iyo dhaqankooda. Waxaan hubaa in buugganu meel muhiim ah ka geli doono kaydka taariikhda Soomaaliyeed, si guud, iyo tii sagaashanaadkii si gaar ah.❞

Qoraa & baresare Cabdulqaaddir Diiriye.

Nayroobi, Kiinya



 ❝WAXAA II FARXAD AHAYD INAAN akhriyo buuggaan, ka hor inta uusan soo bixin. Waxaa ugu horraynba, kusoo jiidanayo magaca buugga. Horay inbadan baynu u maqalnay Halgankii Gobonnimaddoonka, laakiin maantay magaca buuggani waa 'Halgankii Gunnimaddoonka'. Tolow Gunnimana maloo halgamaa, oo mala doonaa? Jawaabta su'aashaa buugga ayaad kala sheekaysan doontaa. Waxa kale oo aad ku dhex arki doontaa baalashiisa sida dedaallo badan oo tacab la geliyay, ugudambayn ugu soo hoobteen meel aysan u qalmin. Xooggii la geliyayna uu u noqday xoog doofaar lagu eryay, iyo hal bacaad lagu lisay. Taariikhdu sida ay dib iskugu celiso ee ay usoo noqnoqoto ayuu iyadana taabanayaa buuggu. Waxaa intaa usii dheer, inuu yahay buug gorfayneed oo heerkii ugu sarraysay ku gorfaynaaya ururkii Al-ltixaad, wixii uu guday iyo wixii uu gaystay. Sooyaalka baraarugga Islaamiga ee Soomaaliya, ayuu sida oo kale waxbadan ka taabanaya dhigganuhu. Waxaa sii dheer, haddii Tog-Waajale taariikhda ugu suntan tahay inay Amxaaro duullaan kusoo qaadday 1964-tii, dawladnimada Soomaaliya oo markaa un afar sano jirsatay, Booramana ay Xabashidu duqaysay oo arday ku laysay 30-kii Janawari 1984-tii, Gobolka Gedo isaguna maalintii Jimceed 9-kii August 1996-dii, waxa ay u ahayd maalin madow oo ay duullaan cagmaris ah kusoo qaadday dawladda Itoobiya magaalooyinka Doolow, Luuq, iyo Beledxaawo. Duullaankaan iyo daggaalladii ka dambeeyay ee u dhexeeyay jamhaddii Marreexaan ee SNF iyo Ururkji Al-ltixaad, waad ka bogan doontaa idan Alle. Faanoole fari kama qodnee, akhris wanaagsan akhristow.❞

Maxammed-Karaama Axmed Xasan.

Garbahaarreey, Soomaaliya

❝Dadow maqal daduubtaan ku iri ama dan haw yeelan Ama dhaha darooryiba jiryaye doxorku yeelkiis e Nin ragey dardaaran u tahaye, doqon ha moogaado.❞

Sayyid Maxammed Cabdulle Xassan

reviews

Be the first to write a review

member goods

No member items were found under this heading.

notems store

Lord Knows This Sh*t Ain't ...

by Marr, Adelfa

Paperback /Paperback

$14.24

The Cabin at the End ...

by Tremblay, Paul

Paperback /Mass Market Paperbound

$8.24

listens & views

HOME

by LOCASCIO,JOE

COMPACT DISC

out of stock

$16.75

73 POEMS BY KENNETH GOLDSMITH

by LA BARBARA,JOAN

COMPACT DISC

out of stock

$12.99

SWING TIME SHOUTERS 2 / ...

by SWING TIME SHOUTERS 2 / VARIOUS

COMPACT DISC

out of stock

$16.75

Return Policy

All sales are final

Shipping

No special shipping considerations available.
Shipping fees determined at checkout.
promoting relevance through notable postings ]

A notem is a meaningful post that highlights an experience, idea, topic of interest, an event ... whatever a member believes worthy of discussion. Each notem becomes a pathway by which to make meaningful connections.

notems is a free, global social network that rewards members by the number and quality of notems they post.

notemote® © . Privacy Policy. Developed by Hartmann Software Group