Condition: New,UPC: 9798771736129,Publication Date: Mon, November 1, 2021,Type: Paperback ,
description
0Inkastoo DHaqankeenii hore in caruurta loo sheekooyo dhiirigalinjiray, sidoo kale wakhti xaadirkana aan ognay in Dariiqa qudha ee ilmuhu buugaag akhriska ku jeclaanayo tahay in loo sheekeeyo, sheeko aad dusha ka garanaysid ha ahaato ama mid Aad buug uga Akhriyoyso ha ahaatee, sidoo kale Diinta islaamku iyadoo Akhriska diirigalinaysa Ayaa wixii ugu horeeyay ee Nabiga la Amray ahayd laakiin jiilalkeenan danbe Arintaa Aad baan ugu liidanaa.Adoo Dhaqankaagii noolaynaaya Waxtarka Akhriskana Ilmahaaga Lajeclaanaya Fadlan U sheekee Ilmahaaga ilaa uu Akhriska ka baranayoEnglish version is available: https: //amzn.to/3LEDuJe